What is this called?: Kan maxaa lagu magacaabaa?
|
Why is it expensive?: Maxeey qaali u tahay?
|
How would you like to pay?: Sidee baad u jeceshahay inaad u bixiso?
|
Can I come?: Ma imaan karaa?
|
Do you know her?: Miyaa taqaanaa iyada?
|
How difficult is it?: Intee in la'eg beey adag tahay?
|
Can I help you?: Ma ku caawin karaa?
|
Can you help me?: Ma i caawin kartaa?
|
Do you speak English?: Af Ingiriis ma ku hadashaa?
|
How far is this?: Ilaa iyo intee in la'eg weeye kani?
|
What time is it?: Waa meeqo saac?
|
How much is this?: Waa imisa / waa meeqa
|
What is your name?: Magacaa?
|
Where do you live?: Halkee ku nooshahay?
|
When can we meet?: Goormaan kulmi karnaa? |
Who is knocking at the door?: Yaa albaabka garaacaya? |