Vocabulary

Phrases

Grammar

Somali Phrases

Here is a collection of the most popular phrases in Somali. This includes common expressions used on a daily basis including in casual conversations.

Long time no see: Wax badan laguma arkin
I missed you: Waan ku tabay!
What's new?: Maxaa cusub?
Nothing new: Waxba ma cusba
Make yourself at home!: Soo dhawoow, ha is martiyeeyn / guriga waa gurigaagii
Have a good trip: Socdaal wanaagsan / Safar Salaama
Do you speak English?: Af Ingiriis ma ku hadashaa?
Just a little: Wax yar
What's your name?: Waa maxay magacaagu
My name is (John Doe): Magaceygu waa (John Doe)
Mr.../ Mrs. .../ Miss...: Mudane / Marwo
Nice to meet you!: Kulanti Wacan!
You're very kind!: Aad baa u naxariis badan tahay!
Where are you from?: Xagee ka timid?
I'm from the U.S: Waxaan ka imid Mareykanka / Ameerika
I'm American: Waxaan ahay Ameerican / Maraykan
Where do you live?: Halkee ku nooshahay?
I live in the U.S: Waxaan ku noolahay Mareykanka / U.S
Do you like it here?: Halkaan ma ka heshaa?
Who?: Kuma?
Where?: Xagee?
How?: Sidee?
When?: Goorma?
Why?: Waayo / Sabab?
What?: Maxay?
By train: Tareenka
By car: Gaariga
By bus: Baska
By taxi: Tagsiga
By airplane: Diyaarada
Malta is a wonderful country: Malta waa wadan fiican
What do you do for a living?: Maxeey tahay shaqadaadu?
I'm a (teacher/ artist/ engineer): Waxaan ahay (Macalin / farshaxan / injineer)
I like Maltese: Waxaan jeclahay Maltiiska
I'm trying to learn Maltese: Waxaan isku dayayaa inaan barto luuqada Maltiiska
Oh! That's good!: Taasi aad beey u fiican tahay!
Can I practice with you: Ma kula tababaran karaa?
How old are you?: Meeqo sanaa jirtaa?
I'm (twenty, thirty...) Years old: Waxaan jiraa (labaatan / sodon...) sano
Are you married?: Ma xaasle baa tahay?
Do you have children?: Caruur ma leedahay?
I have to go: Waa inaan tago / baxo
I will be right back!: Waan soo noqonayaa!
This: Kan
That: Kaas
Here: Halkaan
There: Halkaas
It was nice meeting you: Kulanti wanaagsan
Take this! (when giving something): Kan qaado
Do you like it?: Ma jeceshahay / ma ka heshay?
I really like it!: Aad baan u jeclahay / aad baan uga helay!
I'm just kidding: Waan iska kaftamayay
I'm hungry: Waan gaajeysanahay / waan baahanahay
I'm thirsty: Waan oomanahay
In The Morning: Subaxdii
In the evening: Fiidkii
At Night: Habeenkii
Really!: Runtii!
Look!: Fiiri! / Eeg
Hurry up!: Dhaqso!
What?: Maxay?
Where?: Halkee / Xagee?
What time is it?: Waa meeqo saac?
It's 10 o'clock: Waa 10 saac
Give me this!: Tan isii!
I love you: Waan ku jeclahay
Are you free tomorrow evening?: Firaaqo ma leedahay berri fiidkii?
I would like to invite you for dinner: Waxaan jeclahay inaan casho kugu casumo
Are you married?: Ma xaas baa tahay?
I'm single: Maya xaas ma ahi
Would you marry me?: Aniga ma i guursaneysaa?
Can I have your phone number?: Teleefan nambarkaaga ma heli karaa / ma i siin kartaa?
Can I have your email?: IImeelkaaga ma i siin kartaa?
You look beautiful! (to a woman): Waa qurux badan tahay!
You have a beautiful name: Magac qurux badan baa leedahay
This is my wife: Tani waa xaaskeeyga
This is my husband: Kani waa odaygeeyga / ninkeeyga
I enjoyed myself very much: Aad iyo aad beey nafteeydu uga heshay
I agree with you: Waan kugu raac sanahay
Are you sure?: Ma hubtaa?
Be careful!: Taxadar!
Cheers!:
Would you like to go for a walk?: Ma jeclaan lahayd inaan socod aado?
Holiday Wishes:
Good luck!: Nasiib wacan!
Happy birthday!: Dhalasho wacan / Farxad dhalasho!
Happy new year!: Farxada sanadka cusub!
Merry Christmas!:
Congratulations!: Hambalyo!
Enjoy! (before eating):
Bless you (when sneezing): Allaha ku barakeeyo
Best wishes!: Rajada ugu fiican!
Transportation: Gaadiid
It's freezing: Aad beey u qaboow dahay
It's cold: Waa qaboow
It's hot: Waa kuleeyl
So so: Waa iska caadi

We hope you found our collection of the most popular phrases in Somali useful to you. Don't forget to add this page to your favorite pages for easy access in the future. Now we move on to the next subject below. You can also choose your own topic from the menu above.

Somali JobsPrevious lesson:

Somali Jobs

Next lesson:

Somali Numbers

Somali Numbers