Hi!: Haye! (iska waran!)
|
Good morning!: Subax wanaagsan!
|
Good afternoon!: Galab wanaagsan!
|
Good evening!: Fiid wanaagsan!
|
Welcome!: Soo dhawoow!
|
How are you? (friendly): Sidee tahay?
|
How are you? (polite): Sidee baad tahay?
|
What's up? (colloquial) : Maxaa cusub?
|
I'm fine, thank you!: Waan fiicanahay, waad mahadsan tahay!
|
And you? (friendly): Adiguna?
|
And you? (polite): Adiguna sidee ayaad tahay?
|
Good: Waan fiicanahay
|
Bad: Ma fiicni
|
Happy: Farxad ama (waan faraxsa nahay)
|
Sad: Murugo (waan murugaysanahay)
|
Thank you!: Waad mahadsan tahay!
|
Thank you very much!: Aad iyo aad ayaad u mahad san tahay!
|
You're welcome!: Adaa mudan
|
Have a nice day!: Maalin wacan oo wanaagsan
|
Good night!: Habeen wanaagsan
|
See you later!: Is arag danbe!
|
Have a good trip!: Safar wanaagsan! (Safar Salaama)
|
It was nice talking to you!: aad aayay u wanaagsanayd inaan kula hadlo adiga! |
|